Talk:Muse Bihi Abdi

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

<html> <head><title="somalia"></head> <body> </body> </html>

Deegaanka qaayib[edit]

Deegaanka qaayib waxuu dhacaa koonfur Bari gobolka galgaduud ee bartamaha soomaaliya deegaankaan waxaa jira waxyaabo uu uga duwanyahay deegaanada kale waana mid ilaahey kumanaystay taasoo ay kamid tahay

  • shidaalka
  • macdanta
  • dhul daaqsinta
  • beeraha

Iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu soo goobi karin

WAAYIHII HORE EE DEEGAANKA QAAYIB qaayib waxay leeyahay taariikh fog mid dhaqaale iyo mid istaraatiijiyadeedba Qaayib waxaa deganaa jiray waax kamid ah gumaystihii talyaaniga waxayna kulahaayeen

  • xarumo shidaal
  • iyo ceel biyoodyo

Waxay kasamaysteen garoon diyaaradeed Waxaan dhihi karnaa qaayib waa meel ay kuqanceen joogisteeda gumaystihii talyaaniga

DEEGAANADA HOOSYIMAADA QAAYIB 1-Cali wayd 2-dhuumoodle 3-ciinley 4-qalaanqal 5-hamcaduur 6-haanlabile 7-calishige

8-baalaldheer 

9-maraayo 10-jilbisyaale 11_godmaraay 12-dhisaq shurufle 13-magyooleey 14-godshilan Iyo deegaano kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin — Preceding unsigned comment added by 197.220.84.14 (talk) 10:06, 22 May 2020 (UTC)[reply]