User:Ibraahin182

From Wikipedia, the free encyclopedia

Wadada cusub ee magacabista xukuumada dfs The new road of nomination council of ministries in nsf 2015 Arar:- Tani waxa loo sameeyay ka cararka khilaaf ka ragaadiyey madaxda sare ee dalka . si aysan u dhicin kaligii tooxsade iyo aan iri, taldana ay u noqoto mid loo dhanyahay. Sinanta caqliga iyo garashada shaqsi kaliya oo lagu eexinayo qof meesha u ga baxdo. Shaxda soo xulida wax ay noqon laba daraf. Qodabka 1aad:-

  1. Madaxaweynaha mid ka socdo xulashadiisa shaqasi ama la tashi ha ku imaado
  2. Rersalwasaraha mid ka socdo xulashadiisa shaqasi ama la tashi ha ku imaado.

Qodobka 2aad:- Kala saarida barlamaanka hordhac aan sharci aheen oo sameenayo, waxaan ciwaanka uu yahay “casho sharaf” laga sameeyay aqalka madaxtooyada , kasoo ay ka qaybtahay siyaasada kala aragtida ah barlamaanka, lana rabo in ay meesha kabaxdo caqabada dambr ee been been mooshin ka keenis xukuumada. Qodobka 3aad:- Barlamka waxaa loo gu noqonayaa beelaha uu ka kala yimidey, mid kasta wxaa laga rabaa cashada xulida wasiirada beeshaas in ay ka imaadaan 25 xubno oo 5x25=100 xubin oo hubisay qofka meesh la keenay si saraaxo badan lana is ku raacay . xisaabta laluushka meesha ma soo gali karto sababta sharci ayaa laga smeenayaa. Qodobka 4aad:- Beelaha 25 xubin ee hore ma soo noqonayaan ee waxa la soo xulayaa 25 xubin ee cusub ee beel kastaa barlamka kaga jirta 25x5=100 cusub ayaan ansixinayo raaca labaad iyo kan sadexaad . sidaan waxa ay yareenaysaa musuqa . Qodobka 5aad:- Habka codeynta xilibaanka sida gacantaag ah looma bahna sababta copdka waxa la saarayaa niiska madaxda hortooda ah :-waxaan la gu qorayaa liiska ay kenen xulashadooda labadooda , kadib waxa loo yeerayaa xibaanka magaciisa waa soo is taagayaa wan uu saxiixayaa am masaxiixayo ee maya ku qori mawaaqsani. Qodobka 6aad:- Qaybinta wasaaradaha loo codeynayo marka hore ayaa la isku af garayaa kadibna waa la naadinayaa hoolka dhexdiisa wasaarad waliba waxaa la soo bandhigi qofka uu wato madaxwaynaha iyo ka resalwasaaraha jagooyinka waa qarsoodi.oo waxaa ay ku qaybsantahay qaab dastuurka . lama tabtaan waaye . Qodobka 7aad:- Wayista shaqada wasiirka lafahmi waayo kadib marka uu howgalo ilaa 2015 hiigsiga cusub waxaad u sameensandontaa xeer madaxwaynaha iyo resalwasaraha is ku waafaqsanyihiin . kadibna 50 xilbaan ee beeshiisa ayaa ka qadeesa kuna badalaysa midkale . tani waxa ay ku eg tahay 2015 iyo hiigsiga cusub .

Talo iyo farsamada ku baxeeso waxaa 50 kun oo dolar qarasha hadii ay suu ragal tahay sameenta howshan. Wadada cusub ee magacabista xukuumada dfs The new road of nomination council of ministries in nsf 2015 Arar:- Tani waxa loo sameeyay ka cararka khilaaf ka ragaadiyey madaxda sare ee dalka . si aysan u dhicin kaligii tooxsade iyo aan iri, taldana ay u noqoto mid loo dhanyahay. Sinanta caqliga iyo garashada shaqsi kaliya oo lagu eexinayo qof meesha u ga baxdo. Shaxda soo xulida wax ay noqon laba daraf. Qodabka 1aad:-

  1. Madaxaweynaha mid ka socdo xulashadiisa shaqasi ama la tashi ha ku imaado
  2. Rersalwasaraha mid ka socdo xulashadiisa shaqasi ama la tashi ha ku imaado.

Qodobka 2aad:- Kala saarida barlamaanka hordhac aan sharci aheen oo sameenayo, waxaan ciwaanka uu yahay “casho sharaf” laga sameeyay aqalka madaxtooyada , kasoo ay ka qaybtahay siyaasada kala aragtida ah barlamaanka, lana rabo in ay meesha kabaxdo caqabada dambr ee been been mooshin ka keenis xukuumada. Qodobka 3aad:- Barlamka waxaa loo gu noqonayaa beelaha uu ka kala yimidey, mid kasta wxaa laga rabaa cashada xulida wasiirada beeshaas in ay ka imaadaan 25 xubno oo 5x25=100 xubin oo hubisay qofka meesh la keenay si saraaxo badan lana is ku raacay . xisaabta laluushka meesha ma soo gali karto sababta sharci ayaa laga smeenayaa. Qodobka 4aad:- Beelaha 25 xubin ee hore ma soo noqonayaan ee waxa la soo xulayaa 25 xubin ee cusub ee beel kastaa barlamka kaga jirta 25x5=100 cusub ayaan ansixinayo raaca labaad iyo kan sadexaad . sidaan waxa ay yareenaysaa musuqa . Qodobka 5aad:- Habka codeynta xilibaanka sida gacantaag ah looma bahna sababta copdka waxa la saarayaa niiska madaxda hortooda ah :-waxaan la gu qorayaa liiska ay kenen xulashadooda labadooda , kadib waxa loo yeerayaa xibaanka magaciisa waa soo is taagayaa wan uu saxiixayaa am masaxiixayo ee maya ku qori mawaaqsani. Qodobka 6aad:- Qaybinta wasaaradaha loo codeynayo marka hore ayaa la isku af garayaa kadibna waa la naadinayaa hoolka dhexdiisa wasaarad waliba waxaa la soo bandhigi qofka uu wato madaxwaynaha iyo ka resalwasaaraha jagooyinka waa qarsoodi.oo waxaa ay ku qaybsantahay qaab dastuurka . lama tabtaan waaye . Qodobka 7aad:- Wayista shaqada wasiirka lafahmi waayo kadib marka uu howgalo ilaa 2015 hiigsiga cusub waxaad u sameensandontaa xeer madaxwaynaha iyo resalwasaraha is ku waafaqsanyihiin . kadibna 50 xilbaan ee beeshiisa ayaa ka qadeesa kuna badalaysa midkale . tani waxa ay ku eg tahay 2015 iyo hiigsiga cusub .

Talo iyo farsamada ku baxeeso waxaa 50 kun oo dolar qarasha hadii ay suu ragal tahay sameenta howshan.